War Deg Deg Ah: Gudoomiyihii Sariflayaasha Hargeysa Oo Guurdhawayd Ku Dhex Geeriyooday Saldhiga Dhexe Ee Hargeysa.

223

Alle ha unaxariistee Gudoomiyihii Sariflayaasha Hargeysa Cabdilahi Cali Barre ayaa goor dhawayd ku geeriyooday Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargeysa,waxaana hadda la geeyay Meydkiisa Dhakhtarka weyn ee Magaaladda Hargeysa.
Sida ay Shabakada Baarcadeeye u xaqiijiyeen Qaar ka tirsan sariflayaasha Hargeysa,Waxa uu Marxuumku saaka ku dhex dhintay Saldhiga Dhexe ee Hargeysa. Ciidanka bilayska Hargeysa ayaa shalay ka kaxeeyay Gudoomiyaha xarunta sarifka waxaanay isaga iyo qaar kale oo sariflayaal ah lagu xidhay Saldhiga dhexe.
Meydka Marxuumka ayaa goor dhawayd loo soo qaaday Dhinaca Dhakhtarka Weyn ee Hargeysa,waxaana uu yaalaa qolka Meydka.
Warar wixii ka soo kordha kala soco Shabakada

Comments

comments

SHARE