Wasiirka wasaarada duulista iyo hawda Somaliland Muddane Farxaan Aadan Haybe ayaa waxaa uu mar kale uu ka hadley saldhiga Military ee dawlada imaraadka carabtu rabto in ay ka dhisato magaalada Berbera .

Sidoo wasiirka ayaa waxaa uu u muuqdey in uu ka damqadey hadalo dhawaan ka soo yeedhay Prof. Buubaa oo isagu ka hadley saldhiga dawlada imaraadu soo codsatey , waxaana uu hawda u mariyey wasiirku Prof Buubaa hadalo jawaab celin ah

Comments

comments