“Korodh-siimo Waafi Ah Oo Aanay Xisbiyada, Xukuumadda Iyo Xisbigeeduba Aanay Mahadin Ayaa Iman Doonta, Guurtiduna Waa Dad Caqli Leh….” Boqor Buur-Madaw

“Xukuumadda Kulmiye Way Ku Guul-darraysatay Inay dalka Doorasho Ka Qabato, Maantana Haddii Ay Dib U Dhigto Fashil Labaad Oo Ku Yimi Bay Noqonaysaa”

DAAWO Boqor Buur Madow Oo Amuuro Xaasaasi Ah Ka Hadlay, Soona Bandhigay Arrimo Daahir Rayaalle U Suurto galay Muddo Xilleedkiisii

 

Comments

comments

SHARE