Xisbiga KULMIYE ayaa eedaymo u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, iyadoo Xisbiga KULMIYE sheegay inuu Faysal bil kasta dawladda ka qaato lacag gaadhay 12000$. Afhayeenka Xsbiga KULMIYE Xasan Maxamd Gaafaadhi ayaa sidaa sheegay

Comments

comments