Madaxweynaha Somaliland oo uu weheliyo ku xigeenkiisu waxaa ay saaka kulan la qaaten gudida doorashooyinka iyo musharaxiinta madaxweyne ee saddexda xisbi qaran .

Kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid lagaga wada hadalaayo wakhtiga ay dhaceyso doorashada madaxtooyada iyo xaalada abaareed ee isku soo beegmay , waxaana markii uu kulankaasi soo dhamaadey ugu war bixiyey saxaafada madaxweyne ku xigeenka Somaliland

Comments

comments