Sir Fakatay Iyo Fadeexad Qaraxday Oo Ku Saabsan Safar Uu Xirsi Maanta Ku Tegey Gabiley Oo Guul Darro Ku Dhammaaday+Xildhibaan reer Gabiley Ah Oo Weji Gabax Kala Hor Tegey Socdaalkiisa

Daawo Hoggaamiyaha WADDANI Oo Markii Uu Gabiley Gaadhay Weji Gabax Kala Kulmay Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ee Gabiley+Xil. Iid Oo Ka Mid Ah Xubnaha Golaha Deegaanka Gabiley ee Xisbiga WADDANI Kasoo Jeeda Oo Hadallo Kulkulul Ku Tirtirsiyey Safarkiisa, Uguna Hanjabay In aanu Gabiley Iman Karin Isaga Oo Aan La Soo Xidhiidhin Masuuliyiinta Heer Gobol ee Xisbiga WADDANI I Qaabilsan Gobolka Gabilay. Haddaba Codkan Muuqaalka Ku Ladhan Dhegeyso Xil. Iid oo Si Kulul Ula Hadlaya Hoggaamiyaha WADDANI uguna Goodiyaya In aanay Aqbali Karin In Uu Ogaysiis La’aan Iska Soo Galo Xirsi Gabiley

Comments

comments

SHARE