War Deg Deg Ah :- Kulankii Saaka Ee Xisbiyada Iyo Kominshanka Doorashooyinka Oo Soo Dhaamdey Iyo Saddexda Gudoomiye Oo Ka War Bixiyey

Waxaa goor dhaweyd soo dhamaadey kulan ay fooda isku dareen saddex xisbi qaran ee Somaliland iyo kominshanka Doorashooyinku

Kulankaasi ayaa markii uu soo dhamaadey waxaa faafaahin ka bixiyey saddex gudoomiye xisbi waxaan ay sheegen in ay xisbiyada mucaaridku ay warqad ay ku codsanayaan muddo kordhin 6 bilood ah u gudbiyeen kominshanka

Sidoo kale xisbiga Kulmiye ayaan warqadaasi codsiga muddo kordhinta ah kula socon laba xisbi mucaaridka isla markaana waxaa uu isagu u soo jeediyey in nidaamka sharciga loo raaco waxaa laga yeelaayo abaaraha iyo doorashoyinka isku soo beegmay

Comments

comments

SHARE