Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ee Kulmiye Muj Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddexda xisbi la yeesheen gudida doorashoyinka Somaliland

Muj Muuse Biixi waxaa uu sheegay in xisbiyada mucaaridku iyaga oo mideysan ay codsadeen in muddo kordhin 6 bilood ah la sameeyo , isla markaana xisbiga Kulmiye isaguna soo jeediyey in arintaasi fardaaminteeda loo raaco sharciga dalka u yaala

 

Comments

comments

SHARE