Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye isla markaana ah

musharaxa Madaxweyne ee xisbigaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay maanta saddex xisbi qaran la yeesheen abwaaniinta Somaliland .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in uu kulankaasi ahaa mid lagaga wada hadlaayey xaalada uu dalku ku jiro ee abaaraha iyo doorashada isku soo beegmay iyo waliba hadalo ay warbaahinta xisbiyadu ku marinaayeen

Comments

comments