Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani waxaa uu ku war bixiyey nuxurka uu daarnaa kulan ay maanta yeesheen saddex xisbi qaran iyo abwaaniinta Somaliland .

Muddane Ciro waxaa uu sheegay in ay ugu horeyn u mahad naqayaan abwaaniinta Somaliland isla markaana kulankan maanta ay la yeesheena uu ahaa mid ay kaga wada hadlayeen xalada dalka u ku jiro ee abaaraha iyo doorashada isku soo beegmay

Sidoo kale Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu xusay in mowqifka xisbiyada mucaaridku uu yahay in aanay doorashadu wakhtigii aynu ugu talo galney aanay inaagu qabsooneen abaaro xun oo dalkii ka jira awgeed

 

Comments

comments

SHARE