Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ka war bixinaayey kulan ay maanta abwaaniinta Somaliland la yeesheen saddexda xisbi waxaa uu sheegay in golaha guurtida ay ku badeli doonan abwaaniin dalka .

Faysal ayaa taas sabab uga dhigay hadalkiisa isaga oo sheegay in abwaaniintu ay ka damqanayaan xaalada uu dalku ku jiro isla markaana ay taas ku muteysteen

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in ay isla qaateen abwaaniinta in aanay doorashadu wakhtigeedi ku qabsoomeen xaalada abaareed ee dalku jiro awgeed

Comments

comments

SHARE