Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan waxaa uu sheegay in olalaha xisbiga Waddani uu ay xaruntiisa ugu weyni noqon doonto magaalada Gabilay ee gobalka Gabilay

Muddane Xirsi waxaa uu sidoo kale uu xusay in wakhtigan suurto gal aheyn in doorasho dalka laga qabto isaga oo ugu baaqay xisbiga Kulmiye in ay iska bixiyaan muraayadaha Gareen-ka oo ay bulshadooda dhibaateysan la dareen noqdaan

Dhinca kale hogamiye Xirsi waxaa uu caraka uu ku dhuftey in xisbiga Kulmiye aanu laheyn Barnaamij siyaasadeed oo uu dalkan ku hogaamiyo

Comments

comments

SHARE