Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah eeWaddani Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu sheegay in xisbiga Waddani uu diyaar u yahay in uu darasho uu galo balse ay ka mihim san tahay doorasho la galo in la gargaaro dadka ay ku dhufteen abaaraha xoogani .

Sidoo kale Musharax Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu sheegay in aanay munaasib aheyn shacabi dhibaateysan in ay durbaan iyo olale ku dul qabtaan

 

Comments

comments

SHARE