Wasiirka wasaarada warshadaha Somaliland Shuceyb Maxamed Muuse waxaa uu ka hadley doorashooyinkii dalka oo ku soo beegmay wakhti abaaro xoogani ka jiraan dalka

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in uu qabo isagu fikirka ah in taakuleynta abaaruhu ay ka mihiimsan tahay in wakhtigan doorasho dalka laga qabto

” Aniga shaqsi ahaan , xisbi ahaan iyo xukuumad ahaan ta nala mihiimsani waxaa ay tahay in abaaraha la gargaaro iyo dadka tabaaleysan , waxna la qabto , wax kastana waxaa inagala weyn abaaraha ” ayuu yidhi wasiirku

Comments

comments