Somaliland: “Waxaan Gabiley U Imid Inaan Taageerayaashaydii Ku Wareejiyo Muuse Biixi Cabdi” Jamaal Cali Xuseen

Wefti uu hoggaaminayo Jamaal Cali Xuseen, ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Gabiley, waxaanu Jamaal uu Dadweynaha soo dhaweeyay u jeediyey Khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

Comments

comments