Waxaa maanta magaalada Burco aasqaran loogu sameeyey gudoomiyihiI waxbarashada gobalka Sanaag Marxuum Maxamed Salaax Xaji Xasan (Aniis) oo maalintii shalay ahaa ku geeriyoodey shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magaalada Burco

Aaska Marxuumka ayaa waxa ka qeyb galay wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi , bahda waxbarashada iyo dadweyne kale

Comments

comments

SHARE