Somaliland: Dayma Daymada Samaale Iyo Khuurada Guddoomiye Cirro Madal Il Yarto Is Qabatay Galin Horaba Ka Galay Hurdo,,,,,

Hargeysa:(Wargane news)_ Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Jsl  Ahna Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo maanta Madal Il Yarto Is Qabatay Galin Horaba Hurdo Balaadhan Seexday Oo Khuuradiisi Laga Daymo-Daymooday

Hadaba Madashay ayaa waxa ku sugnaa Axsaabta qaranka Jsl Gaar ahan Saddexda Xisbi Qaran Iyo Madaxdhaqameedka Jsl Oo Ka Hadlayey Hadaladii Xanafta Laha Ee Dhex-Maray Guddoomiyaasha Labada Xisbi Ee Muuse Biixi Iyo Cirro Maalmi U DanbeysayIs Waydaarsaday Hadalo Culcus Oo Qaran Wax Yeeli Kara

Daawo Sawiirka Guddoomiye Cirro Galin Huraba Seexda

 

Wariye Axmed Yaasiin

warganenews.com

Comments

comments

SHARE