Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Amb Maxamed Cali Cabdi waxaa uu ku hanjabey in aanu cidna kaga habaran doonin  u adeegista danta qaranka isla markaanta danta qaranka ay bari iyo maanta ba u bixi doonan

Sidoo Kale Amp. Maxamed Cali Cabdi waxaa uu meesha ka saaray in aanay waftigii uu ka mid ahaa dalka Kenya u tagin Inqilaab qaabka wax loo inqilaabadana aanay aheyn sidaasi .

Musharaxu waxaa uu dhanka kale xukuumada Somaliland ugu baaqay in aanay dhib u arkin waxii wanaag ah iyo harumar ah ee ay dalka u soo qabtaan balse waxaa uu u soo jeediyey in ay ku bogaadiyaan

Comments

comments