Deg Deg: Halkuu Ku Sugan Yahay Madaxweynaha Dalku Iyo Magaalo Uu Hadda Cagta Soo Dhigay.

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminaayo Ayaa Goor Dhoweyd Soo Gaadhay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer,Weftidan Ayaa Kasoo Kici Timay Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka SANAAG Halkaas Oo Madaxweynuhu Ku Tagay Safarkii Uu Ugu Kuur Galaayay Deegaanada Abaartu Ka Jirto Si Uu Xog Ogaal Ugu Noqda Xaalada Ka Jirta Gobolada Barriga Somalilan

Madaxweynaha Iyo Weftidiisa Ayaa Ilaayo Maalinta Berri Ah Ku Sugnaan Doona Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer,Madaxweynaha Iyo Weftida Uu Hogaaminaayo Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyay Safar Ku Gaala Bixinaayay Deegaanada Gobolada Bariga Somaliland,Iyaga Oo Safar Maalin Iyo Habeena Ku Maray Deegaanada Ugu Daran Ee Ay Abaartu Ka Jirto

Comments

comments

SHARE