Somaliland: Siyaasigga Cali-Gurray Oo Sheegay In Aannu Garabka Jamaal Kala-Qeyb-galayn Dacwadda Ay Sheegeen Inay Markale Ku Furayaan Gudoomiyaha Xisbigga UCID.

379

Wuxu yidhi” Beeni maxay tari Booramaan ka imide”. Aniga halgan iguma hadhin. Waayo arragnimadana la isuma gudbiyo ilaa uu qofku isagu soo taabto si kale laguma helo. La yaabi maayo cidii halgan hore bilaabaysa lakiin aniga iguma xisaabtanto halganna kii hore ayaan isku qoomameeyaa oo waxan is waydiiyaa horta ma wax adiga kaa maqnaa baa jira?
Kolkaa waan u ducaynayaa cidii sii wadanaysa hadii khilaafkii ucid halgan isu rogo. Aniga cid i bahdashay iyo cid i bahdali karta oo hooyo dhashay oo Carro Edeg joogtaa ma jiro aniguna weligay cid maan bahdalin waayo waxa anigu aan diido qayrkay uma quudhi karo

Comments

comments