Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Md. Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa si adag dhalliilo ugu soo jeediyey shirkii gacan ku rimiska ah ee garabka Faysal Cali Waraabe ee UCID shalay ku qabtay magaalada Hargeysa, waxaana uu sida oo kale si adag u jawaabay hadalo aflagaado ah oo uu hore ugu soo jeediyey Murashaxa Xisbiga WADDANI iyo Xighayaha guud ee Xisbigaas ba.

Comments

comments