Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha

wakiilada Somaliland isla markaana ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani oo maanta warbaahinta la hadley ayaa waxaa uu ugu horeyn khilaafka xisbiga UCID ku eedeyey in ay masuul ka tahay xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye

“Wax alaale wax kale oo haysaa xisbiga UCID ma jiro xisbiga waxaa haystaa waxaa weeye libin uu Faysal ka haysto xukuumada iyo xisbiga Kulmiye ” ayuu yidhi

Sidoo kale xidhibaan Siciid Rooble oo wareysi siiyey telefishanka HCTV  waxaa uu sheegay in maalinta sabtida ay golaha hor keeni doonan mooshin ka dhan ah xukuumada kaas oo ay ku bad baadinayaan dlaka oo uu sheegay in uu mar xalad adag maraayo

“Si aynan u cidhib go,in ,mooshin sababta ha la soo dhigo golaha aniguna waxaan noqon doona ninka ugu horeeeya ee saxeexi doona ” ayuu yidhi xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Comments

comments