Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa ka dayriyey xaalada abaareed ee ka taagan Gobolada Bariga Somaliland.

Wasiir Maxamuud Xaashi waxaa uu sheegay in xogta laga soo ururiyay deegaanada abaartu ka jirto ay sheegayso in abaartaasi saameysay Hal milyan oo shacabka reer Somaliland.

Comments

comments

SHARE