Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe

ayaa waxaa uu maanta kaadhkii golaha dhexe uu ka qaatey xarunta dhexe ee xisbigaasi waxana uu sheegay in maalinta bari ah xisigu qabsan doono shirkiisii aan caadiga aheyn .

Dhinca kale garabka Jamaal Cali Xussen ayaa shirkaasi ku tilmaamey mid xaraan ah oo aan shariga waafaqsaneen isla markaana waxaa ay mar kale ku dhawaqeen shir kale oo garabkoodu qaban doono

Comments

comments