Maxaad Ka Taqaanaa Ducada Lagaga Naaro Carruurta Sheeydaanka Naftooda Halista Ku ah..?!

607

Ducada lagaga naaro caruurta shaydaanka.

كَانَ رَسُولُ اللهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَمْ: يُعَوِّذُ الحَسَنَ وَالحُسَين رَضِيَ اللهُ عَنْهُما (( أُعِيذُكُمَا بِكَلِمَاتِ اللهِ التَّامَّةِ مِنْ كُلِّ شَيْطَانٍ وَهَامَّةٍ، وَمِنْ كُلِّ عَين لامَّةٍ…

wuxuu ahaa rasuulku s.c.w kii uga naara shaydaanka xassan iyo xusseen alle ha karaali ahaadee ((

uciidukumaa bikalimaatillaah attaammati min kulli shaydaanin wa haammah, wa min kulli caynin laammah…..

“waxaan idinkugu magangalinayaa kalmadaha ilaahay ee dhamayskatiran shaydaankasta iyo halaq iyo qarjaajuf walba, iyo il kasta oo wax dhabata (ilaysa)”

Comments

comments

SHARE