4 Wax-Yaabood Oo Laga Faaiido Malabka Shinida

1-Shinida Malabka ayaa waxa laga faaiida Ka Hortaga Cuduro Badan Sida Hargabka Iyo Tayfoodha Iyado Loo Cuno Malabka Shinida Oo Marka U Ku Soo Ridanayow Hargabka Hadii Aad Habeenkii Markaad Seexanyso Laba Malqaacadood Oo Malab ah Waxa Soo Tuusaysa Aadu Fayah

2-Malabka Shinida hadiii La Mariyow Nabarka Dhaawaco Ka Soo Geedho Hadad Mariso Xugaa Yaro Malb Ah Waxa Oo Kugu Bosanayah Mudo Kooben Oo Qadanaysa Ila 4 Maalmood Oo Khaas ah

3-Qofka Cuna Malabka Shinida ayaa waxa oo ka hortagayah Xanoona Badan iyo caajisnimada iyo wahsiga waxanad noqonaysa qof agtif ah oo hadiyo jaar Soo Jadaha Oo Horu socd ah

4-waxnu Sido Kale Loo Isticmaalah Wax Wax Yaabo Badan Sida Habalaha Oo Imika Ku Badalay Dawooyinki Kimikal ka aha Oo Imika Wajiyad Mariyah Malbka Shinida waxanu Ka Dawo Yahay Finanka Wajiga Ka Soo Baxa

Comments

comments

SHARE