Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Magacaabay Xilal Cusub.

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) wuxu maanta magacaabay laba xil oo kala ah.
1.Hoggaanka Maaliyadda ee Garabka Dhallinyarada Heer-Qaran ee Xisbiga WADDANI.
2.Xoghayaha Guud ee Bariga Africa ee Xisbiga WADDANI.

1 2

Comments

comments