War Deg Deg Ah: Heshiiski Dekedda Berbera Oo La Isla Af-Gartay

Heshiiski Dekedda Berbera Oo La Isla Meel Dhigay Iyo Saxaaxyadi Oo Wali U Socda Waftiga Iyo Dp World Oo Guurdhaw Lagu Dhawaaqi Doono

Heshiiskii Dekadda Berbera oo imika la isku afgartay. Iyo Saxeexa Heshiiska oo Bari ka dhici Doona Magaalada Dubai. Somaliland oo la sheegayo in Shirkada kale oo Caalami ahi Danaynayaan inay maalgalin ku sameyaan iyo arimaha Amaanka oo la filayo in laga sameeyo Saldhigyo Ciidan oo Maraykanka iyo Emaraatku leeyihiin.

Wixi FaahFaahina Kala Sii Soco Shabkada Wargane News

Comments

comments