War Deg Deg “Dagaal Hadda Kasocda Degaanka Dogoble Oo Ka Tirsan Ceelafweyn Laba Belood Oo Dhawaan Ku Dagaalamay Bacaha Oo Ku Dagaalanmaya

Ceelafweyn War Deeg Deg “Dagaal Hadda Kasocda Degaanka Dogoble Oo Ka Tirsan Ceelafweyn Laba Belood Oo Dhawaan Ku Dagaalamay Bacaha Oo Ku Dagaalanmaya

Xaalad Dagaal Ayaa Markale Kasoo Cusboonatay Degaanka Dogoble Oo Ka Tirsan Degmda Ceelafweyn Dhawaan Ayaa Laba Beelood Oo Ku Dagaalamay Degaanka Bacaha Sida Wararku Hada Nagu Soo Gaadhayaan Ayay Markale Ku Dagaaalamayaan Degaankaasi Dogoble Oo 60Km Ceelafweyn Koonfur Kaga Beegan Xiisada Dagaalka Ayaa Hadda Laga Dareemaya Magaalada Ceelafweyn Oo Labada Reer Wada Degaan Halkaasi Oo Ay Iminka Ka Kala Baxayaan Gurmadyo Labada Reera Xaaladan Ayaa Muddo Soo Taxnayd Waxaana Dhexdhexaadinteeda Horay Ugu Yimi Ceelafweyn Wafti Uu Hogaaminayay Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Cali Waranacde .

Xalinta Shaqaaqadii Hore Ayaa Hadda Xalinteeda Lagu Jiray Walawse Dib Hadda Usoo Istaadhantay

Dhaawacyo Iyo Dhimasho Aaan La Xaqiijin Ayaa La Sheegaya Inay Jiraan Balse Wararkeena Danbe Ayaad Kula Socon Doonta

Comments

comments

SHARE