xukuumadda Somaliland aya dhibsatay hadal kasoo yeedhay gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro uu kaga hadlay lixda goobood ee ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa oo ay xukuumaddu sheegtay inay ka bilaabayso diiwaangalinta codbixiyayaasha.

Waxaana maanta hadalkasi jawaab ka bixiyay wasir ku xigeenka wasaaradda arimaha gudaha ee gobolada iyo degmooyinka  Somaliland .

 

Comments

comments