Halkan ka Daawo Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Mudane Sacad Cali Shire oo Booqasho Rasmi ah ku Jooga Dalka Masar.

Wasiir Sacad ayaa la kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Mudane Saamih Shukri waxana ay labada Wasiir kawada Hadleen sii kor loogu qaadi lahaa Xidhiidhka Labada Dal iyo Sidoo kale in Dawladda Massar ay kordhiso Deeqaha kala Duwan ee ay siiso Jamhuuriyadda Somaliland.

Comments

comments