Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa sheegay in diwaangalinta codbixiyeyaashu ka dhacayso deegaanka Lughaya.

Wasiir Faratoon oo saxaafadda la Hadalaya ayaa Sheegay in Doorashadda Madaxweynaha oo kaliyaati ka dhici doonto Deegaanka Waqooyiga hargeisa oo Mudo lagu muransanaa.

Wasiirka cusub ee Arimaha Gudaha Somaliland ayaa Sheegay in ay muhiim tahay in Dadka ku dhaqan deegankaasi Card ka Codeynta qaataan.

Comments

comments