Guddoomiye gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabo ayaa khudbad kaftan u badan ka jeediyay madashii ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha iyo wasiirka cusub ee dhawaan loo soo magacaabay.

Qabo oo la kaftamaaya Wasiirkii hore ee arimaha Gudaha Mudane Cali Warancade ayaa Yidhi “Cali Warancadde Haddii Uu Ka Xanaaqay Xilka Cusub Bari Hore Ayuu Libaaxyadii Inagu Soo Dayn Lahaa” Guddoomiye Qabo.

Somaliland: “Cali Warancadde Haddii Uu Ka Xanaaqay Xilka Cusub Bari Hore Ayuu Libaaxyadii Inagu Soo Dayn Lahaa” Guddoomiye Qabo
Somaliland: “Cali Warancadde Haddii Uu Ka Xanaaqay Xilka Cusub Bari Hore Ayuu Libaaxyadii Inagu Soo Dayn Lahaa” Guddoomiye Qabo

Comments

comments

SHARE