Somaliland: Abwaan Laabsaalax Oo Sheegay Inuu Ka Baxay Kooxda Xiddiga Geeska.

177

Xidigaha Geeska Ma jecli inay Dib u dhacaan, inay Horumaraan Moooyee, waayo Ninkii Magaca Wayn Ee Xidigaha bixiyayba waa Aniga.

Hadana Markaan eegay arimo badan darteen Waxaan Go,aansaday inaanan ka Sii Mid ahaan
Hadaan Xidigaha ka Baxayna Macnaheedu maaha inaan Fankii ka baxay Markasta waa saaxiibaday Markastana waa walaaladay Kuwaan magaca ku dhex yeeshayna waa iyaga
Hadana waxaan isku Qanciyay inaan noqdo Saaxiibkood oo Dibada ka jooga Xumaan Li,i

Allaa Mahad Leh
xasan Dhuxul

Comments

comments

SHARE