Hargeysa(Wargane news)-Sh. Maxamed Cumar Dirir, ayaa maanta salaadii Jimcaha ee masaajidka Al-huda ee magaaladda Hargeysa kaga hadlay wanaaga oo la isfaro Iyo xumaanta oo La iska Reebo.

Waxaanu si qoto-dheer uga hadlay xasanaadka ku jira wanaag farista iyo xumaha oo la iska reebo.

 

Comments

comments

SHARE