Wasiiru dawlaha wasaaradda arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay lix goobood oo laga bilaabayo diiwaangalinta codbixiyayaasha oo ku yaala waqooyiga magaalada hargeysa.

Wasiirku waxa uu sheegay in lixdan goobood ay ka dhici doonaan Doorashooyinka Madaxtinimadda Somaliland oo kaliyaata, shacbigana ugu baaqay inay iska diiwaan galiyaan goobahaas.

Comments

comments