Guddoomiyihii hore ee gobolka awdal mudane Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa ka hadlay xilka cusub ee dhawaan madaxwaynaha Somaliland u magacaabay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Mudane Ramaax u Magacaabay Badhasaabka Cusub ee Gobolka Sool.

Comments

comments

SHARE