Hargeysa (Wargane):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka mid ah masuulyiinta sar sare ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu   arimo door ah kaga hadley wareysi dheer oo uu la yeeshay telefishanka Universal Tv .

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in aanay ficneen in uu madaxweynuhu uu talada dalka ku koobo afarta qof ee ka ag dhaw balse ay haboon tahay in uu balaadhiyo talada

Sidoo kale xildhibaanku  ayaa waxaa uu ka hadley  isku  shaandheyntii uu dhawaan sameeyey madaxweyne Siilanyo  iyo arimo kale

Comments

comments