Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Iyo Maal-gashiga Somaliland Oo Ka Hadlay Xilka Afhayeenka Madaxtooyadda Ee Dib Madaxwayne Siilaanyo Ugu Magacaabay

Hargeysa(Wargane)August.22,2016-Wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Xuseen Aadan Cige “Dayr” oo maanta xilkii wasiirnimo ku wareejiyay wasiirka cusub ee madaxwayne Siilanayo dhawaan soo magacaabay wasaarada ayaa ka hadlay xilka cusub ee madaxwayne u magacaabay oo ah afhayeenka madaxtooyadda Somaliland oo uu hore usoo qabtay.

Comments

comments

SHARE