(Wargane)-Abwaanka weyn ee caanka ka ah guud ahaan waddamada Soomaalidu degto Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa ka warbixiyay xaaladiisa caafimaad, oo maal mihii u danbeeyay lagaga hadal hayay baraha bulshadu ku kulanto, sidoo kale Wuxuu Abwaan Hadraawi baaq cajiiba oo dardaan ah u diray dhalinyaradda iyo Jiilasha hadda ka cay ee u hadhaaya Nolosha iyo hoggaaminta dalka.

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo Waraysi siiyay Telefeeshinka Star.

Warganenews.com

 

Comments

comments