(Wargane News) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo waftigii uu hoggaaminaayay  ayaa caawa fiidkii dib ugu soo laabtay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Madaxweynaha iyo waftiga uu hoggaaminaayo maal mihii u danbeeyay safar ku maraayay Gobolada Saraar iyo Laascaanood, ayaa ugu danbayntii soo gaadhay Magaalada Burco, waxaana ku soo dhaweeyay Degamada Burco maamulka Gobolka Togdheer iyo ka Degmada.

Madaxweyne Siilaanyo ayaan la ogayn intuu ku sugnaan donaan doono Gobolka Toghdeer.

Siilaanyo safar unnamed8 unnamed-45 unnamed-49 unnamed-50 unnamed-53

 

Comments

comments