(Wargane)-Maareeyaha cusub ee dekedda Berbera Axmed Yuusuf Dirir ayaa maanta xilkii kala wareegay maareeyihii hore ee dekedda berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor)

Comments

comments