War Deg Deg :- Fanaanada Caanka Ah Ee Hodan Cabdiraxmaan Oo Xabsiga Loo Taxaabey

Warar Xogogaal Ah Oo Shalay Soo Gaadhayay Xarumaha Wararka Ayaa Shabakada Caan Ka Ah Wargane News Soo Xaqiijisay Inay Xabsiga Liinta Ku Cabayso Fanaanadi Caanka Aahayd Ee Hodan Cabdiraxmaan

Fanaanada caan baxaday ee Hodan Abdiraxman oo mudooyinkii danbe fadhiisinkeedu ahaa magalada Nairobi ee casimada dalka Kenya ayaa   horaantii bishii Augusta  safar ugu baxaday dalka Germany gaar ahaan magalada Frankfurt iyadoo qorshaheedu ahaa inay dhaqalo ka sii urursato wadamada yurub ka dibna ku noqoto dalkii ay deganayad  USA

Hadaba todobaadkii  hore ayaa iyadoon ku nasan  wadanka Germany waxay safar dhulka ah  ay is tidhi  fanaanadu uga  gudub wadanka Denmark iyadoo waliba gadhiga ay saarneyd uu ahaa gadhi riski ah oo lagu qaaday qaad kaas oo dalalka yurubta siba Denmark ka mamnuuc ah

Waxaana ay taasi sabab u noqotey in  fananada ay maalmihii ugu danbeyay ku jirtay  Xabsi  ku yaala wadanka Denmark gaar ahaan casimadiisa Copenhagen.

Comments

comments

SHARE