Gudoomiyaha Xisbiga Mucaarid aka ah ee UCID Mudane Faysal Cali Waraabe oo ka tirsanaa Weftigii uu hogaaminayey Madaxweyne Jamhuuriyadda Somaliland Mudanne Axmed Maxmed Maxamuud Silaanyo ayaa Khudbad dheer ka jeediyey Madal Si qurux badan loo soo agaasimay oo ka Dhacday Degmadda Adhicadeeye.

Comments

comments