Wasiirada iyo xildhibaanada ka tirsan xukuumadda Somaliya isla markaana dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland ayaa shir ay iskugu yimaadeen maanta waxay ku qaadaceen doorashada ka dhacaysa somaliya.

Comments

comments

SHARE