Musharaxa xisbiga UCID aqoonyaha Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan Racfaanka uu gudoomiye Faysal Cali Waraabe ka qaatay go’aankii ay dhawaan khilaafka xisbiga UCID kasoo saareen gudida diiwaangalinta ururada siyaasadda Somaliland.

Comments

comments

SHARE