Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland  ayaa isaga oo ku sugan dalka Imaaradka carabka waxaa uu sheegay in ay bulshada Somaliland ay maanta diyaar u yihiin isla markaana ay soo dhaweynayan in uu madaxweyne dalka ka noqdo Cali Khaliif Galeydh madaxweynaha maamulka Khaatumo

Sidoo kale Boqor Buurmadow waxaa uu sheegay in aaminsan yahay in beesha dhexe ee Somaliland ay haysato saamiyo aanay laheyn balse  diyaar loo yahay in la saxo  sidaasna waxaa uu ku sheegay doodi maanta ee  idaacada laanta afka soomaliga ee BBC

Comments

comments

SHARE