War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilanyo Oo Saaka Safar Kaga Baxay Magaalada Hargeysa + U Jeedka Safarkiisa .

729

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka  uu safar kaga baxay magaalada Hargeysa .

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku sii jeeda gobalka Awdal gaar ahaan wadada isku xidha magaalada Dila iyo Kalabeydh oo ay xukuumada Somaliland dayac tir ku sameysay waxaana uu madaxweynuhu uu xadhiga ka soo jari doona wadadaas.

Comments

comments

SHARE