War Deg Deg Ah Magaalada Berbera Oo Mudaharaad Balaadhan Ka Socdo Hada + Khasaaraha Laga So Shegay

(Berbera Wargane news) : War De Deg Ah Oo Hada Nagu Soo Gaadhay Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Wargane News Wax Ka Socda Magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil Mudaahar wey Oo Khasaaro Badan Gaystay isla Markii La Ansiciyay Heshiiskii  DP World Ee Dekedda Berbera Ayaa Mar Qudhaata Cirka Isku Shareeray Dad weyne Tiro Badan Oo Isku Soo Baxay Suuqa Iyaga Oo Gubayay Taayiro Iyo Doonyo Lagu Kaluumaysto

 

Wixi Faafahina Kale Sii Soco Wargane News

Comments

comments