War Deg Deg Ah : Fadhi Maanta Golaha Wakiilada Oo Heshiiski La Ansixiyay Iyo Mucaaridki Oo Macaan Qaaday

War Deg Deg Ah Oo hada soo gaadhay Xafiiska Wararka Ee Shabakada WarganeNews Golaha Wakiilada Oo Imika Si cod ah ku AnSixiyay Heshiiska Dekedda Berbera

Golaha wakiilada somaliland ayaa hada cod aqlabiyada ku ansixiyey heshiiskii ay xukuumadu la gashay shirkada DP World ee maalgalinta dekeda barbara. Waxaa golaha fadhiyey 74 mudane, waxaa ansixiyey heshiiska 69 Mudane, waxaa diiday 4mudane. Gudoomiyuhuna muu codayn.

Comments

comments